Link of pages
www.islammemo.cc
www.aljazeera.net
www.islamtoday.com
www.alflojaweb.com
www. aqsaonline.net
www.addacwah.com
www.alqimmah.net
www.bbcarabic.com
www.aflax.net
www. almoslim.net
www.islamweb.net
www.daarulcilmi.com
www.islam2all.com
www.islamway.com


Sheekh C/qaadir Muumin “Culimada iyo Caamada waxaan leeyahay  hadii wiilashaas Mujaahidiinta ah aadan waxba u taraynin afkiina ka daaya” +(Dhagayso).
05,Shacbaan ,1431on,17,July, 2010

Sheekh C/qaadir muumin oo kamid ah culimada ugu caansan dalka soomaaliya ayaa jawaab ka bixiyay fatwo uu dhawaan soo saaray Sheekh Cumar faaruuq,taasi oo uu ku baneeyay in dalka soomaaliya la keeni karo ciidamo shisheeye.


Isaga oo ka qeyb galayay barnaamij gaar ah oo habeenkii xalay ka baxay Idaacadda Alfurqaan oo lagu falanqaynayay qaraxyadii dhawaan ka dhacay magaalada kambala ayaa Sheekh C/qaadir Muumin wuxuu nasiib daro uu ku tilmaamay in qaar ka tirsan culumaa’udiinka soomaaliyeed xiligan la joogo ay marin habaabin ku hayaan shacabka soomaaliyeed uu kunool gudaha iyo dibadda dalka soomaaliya.


Sheekh C/qaadir muumin wuxuu sheegay in isaga shaqsi ahaan uu rumaysan waayay  fatwadii kasoo baxday Sheekh Cumar faaruuq,iyadoo waqtigii dowladii C/laahi yuusuf uu sheekhu soo saaray fatwo uu ku diidayo in Ciidamo shisheeye dalka la keeno.


“ Markii la ii sheegay in mid kamid ah Culimada ugu waawayn soomaaliya uu xalaaleeyay in dalka ciidamo shisheeye la keeno waan rumaysan waayay ilaa aan website-yada galo oo aan arko codkiisa,waan ku cel celiyay oo waan ku rumaysan waayay,welibna waxaan ogaa oo aan sheekha ka dhagaystay fawo uu sheekhu soo saaray Xiligii ay Ethopianku yimaadeen oo uu ku lahaa gaal iyo ninkii soo raaco isku mid weeye”. ayuu yiri Sheekh C/qaadir Muumin.


Sheekh C/qaadir Muumin wuxuu mas’alo khatar leh uu  ku tilmaamay in wax laga sheego oo  la duro dadka mujaahidiinta ah ee Cadowga hortaagan,iyada oo dhanka kalena gaalada la amaanayo.

Halkan ka dhagayso Sheekh C/qaadir Muumin


“  Waxyaabihii aan la yaabay ee sheekhu yiri waxaa kamid ahaa Caruurtu hadii ay heshiin waydo ikhyaarta inay dhex dhexaadiso waa u banaantahay,hadal noocaas oo kale ah ayuu sheekhu yiri,hadalkaas markii aan miisaankiisa fiiriyay waxaan u arkay inuu yahay hadalka khatartiisa iska leh oo maxaa yeelay Caruurta iyo dadka liita wuxuu ku tilmaamayaa dadka Ahlu xaqqa iyo Mujaahidiinta ee gaalada hortaagnaa ee dhiigooda iyo maalkooduna bixinayay”.


Sidoo kale Sheekh C/qaadir muumin wuxuu soo dhaweeyay qaraxyadii dhawaan kadhacay magaalada kambala ee Xarunta dalka Ugandha,wuxuuna si aad ah uu udhaliilay dadka soomaalida ah ee qaraxyadaas Cambaareeyay.


“ waxaan arkaynaa gaaladii oo dhan oo qaylinaysa,Todobaatameeyo la dilay bay ka qaylinayaan,laakiin boqolaalka kun ee gaaladu ayku laynayaan ama ay xasuuqayaan magaalada muqdisho majirto cid kahadlaysa,dadkaasi dhiigoodu biyo miyaa,qaraxyadii kambala waxay ahaayeen Cadaalad hadii Haweenka,Caruurta Muqdisho kunool guryahoodii habeenimo Madaafiic lagu miray,iyaguna meeshii looga soo duulay inay ka aargutaan wax diidaya ma jirto”.

 

Aqriso oo dhagayso radioalfurqaan.com Saacad Walba si aad u hesho duruus diini ah iyo wararkii ugu dambeeyay ee gudaha dalka iyo dibadda.

Dhageyso wararka 7:30- subaxnimo, 1:00 duhurnimo, 7:00 Fiidnimo iyo dhuuxa waraysiyada 9:30 habeenimo adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

Fadlan wixii Qalad ah Nagala Soo xariir emailka : radioalfurqaan@hotmail.com

 



 

 

   
Copy right © radioalfurqaan.com | All right Reserved.............