Link of pages
www.islammemo.cc
www.aljazeera.net
www.islamtoday.com
www.alflojaweb.com
www. aqsaonline.net
www.addacwah.com
www.alqimmah.net
www.bbcarabic.com
www.aflax.net
www. almoslim.net
www.islamweb.net
www.daarulcilmi.com
www.islam2all.com
www.islamway.com


Saraakiil ka tirsan Shababul Mujaahidiin oo Beled Xaawo kula hadlay boqolaal ka tirsan dadka deegaanka.
25,Ra/Awal1432, 28,Feb,2011.
Saraakiishaan oo ay kamid ahaayeen sh muqtaar roobow cali abuu mansuur iyo waliba sh fu’aad maxamed khalaf  oo labduba kamid ah saraakiisha sar sare ee xarakada mujaahidiinta al shabaab ayaa boqolaal dadwaynaa waxay kula hadleen magaalada balad xaawo ee gobolka gado kuwaasi oo kakla yimid xaafadaha ay kakoobantahay magaaladaasi.


Sh Muqtaar Roobow cali abuu mansuur ayaa si aad ah ugu amaanay shacabka kunool magaaalada balad xaawo ee gobolkaasi gado sidii ay isaga difaaceen ciidamadii itoobiya oo garabsanayay wuwa ahlusan iyo kuwa dowlada KMG- kuwaasi oo weerar kusoo qaaday dadka halkaasi kunool.


Sh fu’aad maxamed khalaf oo isna kahadlay goobta ay isugu soo bexeen dadwaynaha faraha badanle ee ree balad xaawo ayaa tibaaxay in cid walba oo quwad isbida isamarkaana kufaanta hub iyo dabaabad uu alle kawaynyahay sidaas darteed loo baahanyahay in shacabku aysan u kala harin dagaalada jihaadkaa ee lagula jiro gaalada iyo dadka lasocda ee doonaya in ay bur buriyaan kudhaqanka shareecada silaamka.


Shiikh fu’aad maxamed khalaf ayaa sidoo kale been aan sal laheen waxa uu kutilmaamay hadalo kasoo baxay masuuliyiin dowalada  KMG kaasi oo ay kusheegeen in ay iyagu heestaan magaalada balad xaawo,isagoona tibaaxay in wali magaaladaasi ay kusuganyihiin mujaahidiita  al shabaab iyo shacabkii daganaan.


Shiikh oo hadalkiisa sii wata ayaa sidoo kale waxa uu ugu bishaareeyay dadkii ay khudbada judeedinayay  in ay jabeen ciidamada shisheeye ee dagalka kula jiray mujaahidiinta magaalada muuqdisho khasaare fara badan uu soogaray.


Khudbadahaan saraakiisha xarakada mujaahidiinta al shabab ay ujeedinayeen boqolaalkaan dadwaynahaa ayaa timid kadib markii dagaalo culus ay kusoo qaadeen ciidamada itoobiya oo garabsanaya kuwa dowlada iyo ahlusuna magaalada baladxaawo islamarkaana dagaaladaasi ay kujabeen ciidamadii weerarka ahaa taasi oo markii danbe keentay in madaafiic ay kusoo garaacan magaalada balad xaawo,aydoona madaafiicdaasi ay bur bur ugeesatay guryaha dadka rayidkaa.


Sh mutaar robow cali abuu mansuur ayaa sheegay in guryaha laga bur buriyay dadka shacabkaa ee kunool magaalada balad xaawo  loo burb urin doono guryo kale oo kadhisme fiican .

 

 

 

Dhageyso wararka 7:30- subaxnimo, 1:00 duhurnimo, 7:00 Fiidnimo iyo dhuuxa waraysiyada 9:30 habeenimo adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

Fadlan wixii Qalad ah Nagala Soo xariir emailka : radioalfurqaan@hotmail.com

 

 



 

Copy right © radioalfurqaan.com | All right Reserved.............