Link of pages
www.islammemo.cc
www.aljazeera.net
www.islamtoday.com
www.alflojaweb.com
www. aqsaonline.net
www.addacwah.com
www.alqimmah.net
www.bbcarabic.com
www.aflax.net
www. almoslim.net
www.islamweb.net
www.daarulcilmi.com
www.islam2all.com
www.islamway.com


Golaha dhaqanka Islaamiga Beelaha Hawiye oo ka hadlay dagaalada Muqdisho baaqna u diray Shucuubt Uganda iyo Burundi.
24,Ra/Awal1432, 27,Feb,2011.
Macalin Muxyidiin Maxauud Gaabow gudoomiyaha golaha dhaqan islaamigaa ee beelaha hawiye oo habeenkii xalay lahadlayl idaacada islaamigaa ee al furqaan ayaa sheegay in aiy si aad ah u soo dhaweenayaan dagaalada xoogan ee lagula jiro ciidamada shisheey ee ugaandha iyo burundi ee duulaanka kujooga gudaha wadanka soo maliya,isagoona carabaabay in ay kufarxayaan maydadka ciidamada shisheeye in lagu jiid jiido wadooyinka caasidamada soomaliya islamarkaakna laga qabto maxaabiis dagaal.


Wuxuuna intaa kudaray in gudoomiyaha in ciidamada shisheeye ay kusoo duuleen diinta iyo dadka soomaliyeed,dhibaato kastoo loogeestana ay tahay waxa shacabka soomaliyeed si aad ah u soo dhaweenayaan,isagoona ugu baqay shacabka wadanka burundi iyo ugaandha in ay ciidamadooda ay kala baxaan wadanka soomaliyaa hadii kale ay ku halaagmi doonaan wadanka somaliya.


Sidoo kale gudoomiyaha golaha dhaqan islaamigaa ee beelaha hawiye macalin muxyidiin maxamuud gaabow ayaa  kadlay hadal dhawaan ra’iisul wasaara xukuumada KMG- ee soomaliya maxamed cabdulaahi farmaajo  uu kusheegay in iyaga ciidamadma shisheeye uu ilaah ku guuleeyay dagaalada ay kula jiraan ciidamada mujaahidiinta al shabaab,isagoona is waydiiyay ra’iisul wasaaraha cida uu  ilaah u yaqaano.


Si kastab ha ahaatee hadalka kasoo baxay golaha dhaqan islaamigaa  beelaha hawiye ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili maal mihii udanbeeyaya dagaalo u dhexeeyay xarakada mujaahidiinta  al shabab iyo ciidamada shisheeye oo taageero siinaya kuwa dowlada KMG-   ay kadhacayeen gudaha magaalada muqdisho ee caasimada wadanka soo maliya iyo qaar kamid ah gobolada dalka.

 

 

 

 

Dhageyso wararka 7:30- subaxnimo, 1:00 duhurnimo, 7:00 Fiidnimo iyo dhuuxa waraysiyada 9:30 habeenimo adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

Fadlan wixii Qalad ah Nagala Soo xariir emailka : radioalfurqaan@hotmail.com

 

 



 

Copy right © radioalfurqaan.com | All right Reserved.............